Raisul Wasaaraha Somalia iyo Wafdi uu horkacayo oo dalka ka dhoofay

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arrinmaha shaqo la’aanta dhallinyarada iyo haweenka. Inta uu joogo Geneva, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu hadal ka jeedinayaa kulanka … Continue reading Raisul Wasaaraha Somalia iyo Wafdi uu horkacayo oo dalka ka dhoofay